Dhaqan lamid ah kii Boqorada Ingiriiska oo ka jira Madaxtooyada Soomaaliya !!

Dhaqanka Boqorada Ingiriiska waxaa ka mid ah in aan loo soo sheegin Waxyaabaha Walwalka ku Abuuraya Boqoraddda sida Qaraxyada, Dilalaka, Dabka Daadadka, Shilalka iyo Waxyaabaha Masiibooyinka ah, waxaana loo sheegaa Boqoradda Waxyaabo Nafsadeeda Jecleysato oo mararka qaar Qosol ka keena sida Abaalmarin la bixiyey, Guul uu ingiriiska soo Hoyey, Warshad la Furey, Ingiriiskaa Wax Ikhtiraacay, … Continue reading Dhaqan lamid ah kii Boqorada Ingiriiska oo ka jira Madaxtooyada Soomaaliya !!